Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay Wafdi ka socda beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefdi ka socda beesha caalamka oo uu hoggaaminayo safiirka midowga yurub Amb. Nicolas Belanga Martinez. Waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay arrimo dhawra oo ay ka mid yihiin qabsoomidda doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanka, xallinta khilaafka guddida doorashooyinka qaranka iyo taageerada ay beesha caalamku … Continue reading Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay Wafdi ka socda beesha Caalamka (Sawirro)